• Profile Picture CA Female, 33 years old
  • Maria-114
    About Me: ku maad ahed maxa ka soo jrisay mahan
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • My Virtual Gifts

  • 7
  • extreme 3
  • birthdaycake1
  • megarose
  • celebrate
  • soda
  • kiss 2
  • rose 2

Post on Members's Guestbook:

Maria-114
Sep 22, 2010 - 02:57:36 PM
XAASKAYGA MARWO-DUMAR Wixii ay suuqa kusoo aragto, ama gabdhaha asageed ahi sitaan soo iibintooda iguma kallifto, waxayna goor kasta tixgelisaa awooddeyda dhaqaale. Waxyaabo ay soo maqashay iguma colaadiso waxayna goor walba hubsataa xaqiiqada. Waan maqlay, waa la ii sheegay iyo waan la socdaa iguma wareeriso. Dheg uma dhigto ku-tiri ku-teenta Xaawalayda. Sahal ma aha si ay dabin ugu gasho cadowgeeda iyo cadowgayga, ma rumaysato waxa la?iga sheego oo Allaheey ka Alle yahay. Ma qaylo badna. Deriskeennu wuu ka nabad galaa, gogosha iguma gaaddo, dood, dacwad iyo dalabaad aan ka sheegtana may laha. Weligeey maan arag ayadoo dagaal u duuban, dhexdu u xiran tahay, garruunna la boodaysa. Wejigeeda iyo jirkeeda meel garaafo uga taal ma laha, waxadna ka garan kartaa in aanay xitaa carruurnimadeedii ubadka la dagaali jirin. Weligeed saldhig boolis iyo meel dembi lagu baaro, dembi iyada loo haysto umay tegin. Ma wareegto mana waaba?? tiriso. Guriga iyadoo ka maqan haddaan imaado waa saddex mid: Inay dugsi jirto, inay lugays jirto iyo inay carruur isbitaal u qaadday. Nikaax, Aroos, Shaash saar, Dhaloow, Furoow, Qaraaba-salaan,Tacsi, Maalin-joog, meelay ku kulmayaan Habro Ayuuto (Shaloongo) isku darsaday, madax-shub (abaay-abaay) iwm., midna ma aaddo. Gurigeennu dhiiqo, dhusuq iyo dharaq is-dhex-yaal midna ma laha. Gogoshu way carfaysaa, kijinku wuu dhalaalayaa, alaabtuna way dhaqan tahay. Musqusha waa la seexan karaa, carruurtana ?hooyo ma rabo? mooyee ?hooyo isii? iyo qaylo gaajo sababtay ka maqli meysid. Waa marwo-dumar. Waxa laga yaabaa in aanay muuqaal ahaan qurux badnayn, hase yeeshee, waxay leedahay quruxda dahsoon ee ah: Edeb badni, Akhlaaq wanaag, dulqaad, Xishood, Af-gaabni, Qaddarinta dadka mudan iwm. Aqalkeennu wuxuu leeyahay nadaafad buuxda oo xagga hoyga, huga iyo hunguriga intaba ah. Mooral iyo Macnawi ahaanba way i dhistaa. Waan ku farxaa markaan arko, waanan usoo xiisaa markaan ka maqanahay. Waxay iga ilaalisaa erayada xun-xun. Waxay i
ADVERTISMENT
ADVERTISMENT
close

Welcome to Maria-114's profile!

Maria-114 is a part of Paltalk.com, a large video chat community with over 4 million users and over 5000+ Video Chat Rooms

Click here to join and message this user!