• Profile Picture US Male, 22 years old
  • ukhtaah00
    About Me: ukhtaah00
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here
  • Photo here

Post on Members's Guestbook:

ukhtaah00
May 05, 2008 - 02:16:32 AM
Gefka uma dulqaataan, Gardarada ma yeelaan, Geerida ma diidaan, Haddaad garasho leedahay Gumeysiga Gabooboow, Wax dhan baad garaacdoo, Guudka aad ka raratoo, Qori isugu dhiibtee, Garaad laawihiiyoow, Rag ka gilgishay Xumaantii, Geyigooda oo dhacan, Gama' yeeli mayaan. Gumuc olol leh beey la gucleeynayaan, Godin afleh beey kula goobayaan, Geedkaad gashaba weey goynayaan, Goobtii gasheey kaa gacan sareyn, Godkaad qodato beey kugu Gubayaan Guusha iyagaa leh, Guusha Guusha Guusha iyaaa leh. Guuraha habeenkii, waxa ay u gudayaan, guntiga u adkeysteen, Ineey libin ka gaaraan Guul, oo aan xoroownaa. Galiilyoodee maantoo Gadaal u laaban maayaan, Go'aankoodu wuxuu yahay, Talo ay ku gooyeen, Geddi waxay isku raaceen, Ineey Geeri iyo Nololba la diriraan Gumeysiga. Gumuc olol leh beey la gucleeynayaan, Godin afleh beey kula goobayaan, Geedkaad gashaba weey goynayaan, Goobtii gasheey kaa gacan sareyn, Godkaad qodato beey kugu Gubayaan Guusha iyagaa leh, Guusha Guusha Guusha iyaaa leh
ukhtaah00
Mar 15, 2008 - 04:54:56 AM

View all Comments
ADVERTISMENT
ADVERTISMENT
close

Welcome to ukhtaah00's profile!

ukhtaah00 is a part of Paltalk.com, a large video chat community with over 4 million users and over 5000+ Video Chat Rooms

Click here to join and message this user!